(Sawirro) Qoor-qoor oo tababar u furay dufcaddii 1aad ee ciidanka Daraawiishta Galmudug

Madaxweynaha Dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaanno barlamaanka Galmudug ah iyo xubno ka tirsan labada gole ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maantay daahfurey Dugsiga Tababarka Ciidamada Daraawiishta ee Indho Qaris oo dhaca 45Km koofurta magaalada Gaalkacyo kaasoo tababar uu uga furmayo dufcaddii koowaad ee ciidamada Daraawiishta … Continue reading (Sawirro) Qoor-qoor oo tababar u furay dufcaddii 1aad ee ciidanka Daraawiishta Galmudug